Dhageyso:- C/raxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlay tallaabadii Siminaarka looga joojiyay Xisbiga Wadajir

0
394

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa Maanta joojiyay Siminaar uu soo qaban qaabiyay Xisbiga Wadajir kaas oo  ka socday Hotelka Maka Almukarama ee Magalada Muqdisho. Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa si kulul uga hadlay tallaabada Ciidamada Dowladda ku joojiyeen Siminaarka u socday Xisbiga. Shir Jaraa’id oo uu qabtay Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa […]




SOURCE: Dhageyso:- C/raxmaan Cabdi Shakuur oo ka hadlay tallaabadii Siminaarka looga joojiyay Xisbiga Wadajir

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.