Dhageyso:-Cabsi soo wajahday Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika

0
147

Dalka Koonfur Afrika wax uu ka mid yahay dalalka inta badan dilalka loogu geysto muwaadininta Soomaaliyeed ee Ganacsi ahaan dalkaasi u taga,kuwaas oo dhibaatoyin kala kulma Burcada u dhashay dalkaas. Sanadkaan Cusub ee 2019 ayaa waxaa dalkasi lagu dilay in ka badan 4 Ruux oo dhamaantood Soomaali ah,waxana ay taasi casbi ku qabuurtay Ganacsatda Soomaaliyeed […]




SOURCE: Dhageyso:-Cabsi soo wajahday Soomaalida ku Ganacsata dalka Koonfur Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.