Dhageyso:-Cali Gacal Casir”Wixii ka dhacay Dhuusamareeb waxaa ka dambeeya dad doonaya…

0
121

Maanta waxaa Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ku shiray xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,kuwaas oo sheegay inay xilkii ka qaadeen Guddoomiye Cali Gacal Casir. Hayeeshee Cali Gacal Casir ayaa waxa uu sheegay in kuwa Maanta ku shirey dhuusamareeb ay ahaayeen Dad Shacab ah,isla markaana la soo abaabulay kana qaadi karin xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug. […]




SOURCE: Dhageyso:-Cali Gacal Casir”Wixii ka dhacay Dhuusamareeb waxaa ka dambeeya dad doonaya…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.