Dhageyso:-Cali Guudlaawe oo laamaha amniga amray in Shaciga horkeenaan dadkii ka dambeeyey kufsiga Haweeneyda 85 jirka ah

0
238

Cali Guudlaawe Xuseen Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa laamaha amniga Maamulkaas waxa uu faray in ay in ay gacanta kusoo dhigaan,isla markaana sharciga horkeenaan dadkii ka dambeeyey fal kufsi ah oo lagula kacay Haweeney 85 Sano jir ah oo ku nool Magalada Johwar. Dhacadaas oo dhacday dabayaaqadii todobaadkii lasoo dhaafay ayaa waxa ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Cali Guudlaawe oo laamaha amniga amray in Shaciga horkeenaan dadkii ka dambeeyey kufsiga Haweeneyda 85 jirka ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.