Dhageyso:-Carabeey oo shaaciyey halka uu ku dambeeyey khilaafka Madaxda Galmudug

0
92

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug oo weli ku sugan Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay halka ay marayaan Wadahadaladii lagu dhex dhexaadinayey Madaxda is khilaafsan ee Galmudug. Maxamed  Xaashi Carabey ayaa waxa uu sheegay in wahadaladaas ay garwadeen ka tahay dowladda federaalka Soomaaliya,isla markaana intiisa badan khilaafkii jiray la xaliyey inta harsana la […]




SOURCE: Dhageyso:-Carabeey oo shaaciyey halka uu ku dambeeyey khilaafka Madaxda Galmudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.