Dhageyso:-Ciidamada Ammaanka oo baaritaano ku haya dad loo qabtay in ay dil geysteen

0
355

Kadib dil Magalada Baladweyne xalay loogu geysatay mid ka mid ah Ganacsatada Magaaladaas,isla markaana sidoo kale ka mid ahaa Ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya,waxana arrintaasi warka soo saarey Maamulka Gobolka Hiiraan. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan oo la hadlay Dalsan waxa ay sheegeen in Ciidamada xasilinta ee dhawaan loo sameeyey Magalada ay […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Ciidamada Ammaanka oo baaritaano ku haya dad loo qabtay in ay dil geysteen

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.