Dhageyso:-Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ay maamulayeen+Sawirro

0
49

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen tuulooyin hoosatga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Abaanduulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliya Odawaa Yuusuf Raage,waxaana Saraakiishu ay sheegeen inay Al-Shabaab kala wareegeen tuulooyin dhowr ah,iyada oo aan wax dagaal ah ka dhicin. Guddoomiyaha degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha […]




SOURCE: Dhageyso:-Ciidamada dowladda oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ay maamulayeen+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.