|

Dhageyso:-Ciidamada Xooga Dalka oo howlgal ka fuliyay deegaano ka tirsan G/Hiiraan

Saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya  ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab waxa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan. Ciidamada howlgalka ay sameeyeen ayaa sigaar ah waxa uu uga dhacay inta udhexeeysa Degmooyinka Baladweyne iyo Maxaas ee Gobolka Hiiraan,isla markaana Al-shabaab looga saarayo deegaanada ay ka joogaa Gobolkaasi. Taliyaha Qeybta 27 […]




SOURCE: Dhageyso:-Ciidamada Xooga Dalka oo howlgal ka fuliyay deegaano ka tirsan G/Hiiraan

DAAWO WAREYSI IYO JAWAAB UU M. FARMAAJO KA BIXIYEY

Leave a Reply

DAAWO WAREYSIGA MADAXWEYNAHA

Recently Commented

  • Abdulqadir Tallman: Madaxweyne Farmaajo oo ka qayb galay aas Qaran oo loo sameysay Saraakiishii lagu dilay nawaaxiga...
  • Abdulqadir Tallman: Yaa qaadanaya lacag ay soo daabaceen Farmaajo iyo qashinka ku hareereysan? Yaa tuugo ku aaminaya...
  • Abdulqadir Tallman: Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in baaritaan ay ku wadeen xafiiska Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
  • Abdulqadir Tallman: Ololaha uu waayadan ku hayay Raiisulwasaare Kheyre baa halkaa la galy ee Farmaajo isaga iyo...
  • Mohamed Ali Hassan: Application