Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Puntland gaar ahaan kuwa xasilinta ayaa waxaa lagu wareejiyay Amniga Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal oo falal amnidario ay ku soo bateen. Ciidamadaas xasilinta ayaa habeen walba waxa ay holwgallo kala duwan ka sameeyaan Xaafadaha Magalada Garoowe,waxaana inta badan ay bartilmaameed sadaan Dhalinyaro maalmihii la soo dhaafay ku howlanaa […]
SOURCE: Dhageyso:-Ciidamo Gaar ah oo la wareegay Amniga Magalada Garoowe