Dhageyso:-Ciidamo la kala dhex dhigay Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

0
308

Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxaa dagaal beeledyo ay ka dhacayeen deegano ka tirsan gobolka Galgaduud,waxana Gelinkii dambe ee Maanta la kala dhex-dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa  Dowladda Soomaaliya. Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ayaa u sheegay Radio Dalsna in maleeshiyaadkii dagaalamay la kala dhex-dhigay Ciidamo si dagaalka uusan u sii socon. Taliyaha […]




SOURCE: Dhageyso:-Ciidamo la kala dhex dhigay Maleeshiyaad ku dagaalamay Gobolka Galgaduud

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.