Dhageyso:-Cod Qarsoodi ah oo laga duubay guddoomiyihii Xamarweyne ee loo xiray

0
43

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa Shaqa  joojin iyo Xabsi la isugu daray guddoomiyihii degmada Xamarweyne ee Gobolkan Banaadir Cumar Shariif Maye,kadib markii lagu eedeeyey inuu shaaciyey warar lidi ku ahaa Xukuumadda Soomaaliya looguna gefay Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Radio Dalsan ayaa helay Cod qarsoodi ah oo laga duubay gudoomiyihii Xamarweyne Cumar Shariif Maye,isaga oo sheegayay […]




SOURCE: Dhageyso:-Cod Qarsoodi ah oo laga duubay guddoomiyihii Xamarweyne ee loo xiray

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.