Dhageyso:-Culimada Boosaaso oo baaq ka soo saaray dagaalka Gobolka Sool

0
285

Kulan ay Maanta magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka  Bari ku yeesheen qaar ka mid ah Culimada ku nool Magaladaas ayaa waxa ay kaga hadleen dagaalka ka soo cusboonaaday deegaanka Dhumay ee Gobolka Sool. Qaar ka mid ah Culimadaas oo kulanka kadib warbaahinta la hadlay ayaa waxa ay sheegeen in ay aad ga xun yihiin dagaaladaas,iyaga […]




SOURCE: Dhageyso:-Culimada Boosaaso oo baaq ka soo saaray dagaalka Gobolka Sool

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.