Dhageyso:-Dad u dhintey Qashinka Shirkadaha Nadaafada ku daadiyaan deegaanka Gubadley

0
337

Dadka deegaanka gubadley ee Magalada Muqdisho ayaa waxa ay ka cabanayaan  cuduro ka dhashay qashin farabadan oo shirkadaha Nadaafada ay ka qaadaan Muqdisho,isla markaana ay geeyaan deegaankaas. Bulshada ku nool deegaanka gubadley ayaawaxa ay sheegeen in caqabad ugu weyn ee deegaanka ka taagan ay tahay cuduro ka dhashay qashinkaas,isla markaana ay dad u geeriyoodeen cuduradaas […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Dad u dhintey Qashinka Shirkadaha Nadaafada ku daadiyaan deegaanka Gubadley

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.