badi Dadka Shacabka ah ee ku nool xaafad ka tirsan degmada Kaxda ee Gobolkaan Banaadir ayaa wax ay dhigeyn banaanbax ay uga cabanayeen ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya oo ay sheegeen in ay ku hayaan barakicin. Dadkaas ayaa waxa ay ku nool yihiin Waaxda koowaad ee degmada Kaxda ee Liiq liiqato Ex Xero mugdi,waxa ayna […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Dadka ku nool Xaafad ka tirsan Kaxda oo Dowladda ka dalbaday in laga dulqaado Ciidamo dhibaato ku haya+Sawiro