Dhageyso:-Dagaal khasaaro geystay ka dhacay degmada Balcad

0
76

Dagaalkaan oo u dhaxeeyay Ciidamo uu wato guddoomiyaha degmada Balcad Qaasim Cali Nuur Furdug iyo Xoghayaha dowladda Hoose ee degmada Balcad Yuusuf Cali Meyraale ayaa waxaa ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalka ayaa waxaa la sheegay in uu sigaar ah uga dhacay koontoroolka lagu Magacaabo Yarow Farxaan oo ku yaalla dhanka Waqooyi ee […]




SOURCE: Dhageyso:-Dagaal khasaaro geystay ka dhacay degmada Balcad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.