Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa waxa uu joojiyay in dekada laga soo dejin karin Mootoyinka Bajaajta,waxan ajwaab ka bixiyay Dadka ku Shaqeysta mooto Bajaajka. Qaar ka mid ah Darawalada Mooto bajaajta oo la hadlay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa ay sheegeen in amarka ka soo baxay guddoomiye yariisow uu […]
SOURCE: Dhageyso:-Darawalada Mooto Bajaajta oo ka hadlay Go’aankii Duqa Muqdisho