Dhageyso:-Degmooyinka Hir-Shabeelle ay ka baxayaan Ciidamada AMISOM oo la shaaciyay

0
45

Dhawaan ayaa la qorsheeyay in Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM inay ka baxaan deegaano ka tirsan Mamulka Hir-Shabeelle sigaar ah ciidamada Burundi. Deegaanada ay ka baxayaan Ciidamadaas ayaa waxa ay ka tirsan yihiin  Gobolka Shabeellaha dhexe,sida uu sheegay Wasiirka Amniga Dowlad goboleedka Hir-Shabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle. Wasiirka ayaa deegaanada ka tirsan Gobolka Shabeellaha dhexe  oo […]




SOURCE: Dhageyso:-Degmooyinka Hir-Shabeelle ay ka baxayaan Ciidamada AMISOM oo la shaaciyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.