Dhageyso:-DFS oo soo bandhigtay waqtiga la soo daabacayo lacagta Shillinka Soomaaliga

0
335

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyey qorshihii ugu dambeeyey ee ku aadan soo daabicista lacagta Shillinka Soomaaliga oo dowladda Federaalka ay horay u shaacisay. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle,ayaa sheegay in shuruudii ay la galeyn Bankiga Aduunka iyo Hay’adda lacagta ay ka soo gudbeen taas oo u sahli karta in ay lacag Cusub […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-DFS oo soo bandhigtay waqtiga la soo daabacayo lacagta Shillinka Soomaaliga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.