Dhageyso:-DFS oo soo saartey eedeyn ka dhan ah Dowladda Imaaraadka Carabta

0
13

Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somalia, Axmed Ciise Cawad ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu dhawaan siiyey  Tleefishinka BBC Arabic, wuxuuna tilmaamay inay DFS oggolaatay dadaalkii ay Dowladda Sacuudiga ku doonaysay in lagu xaliyo Khilaafka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeya Dowladaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta. Wasiirka oo arrimahaasi ka hadlayana waxa uu yiri:- “Annaga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-DFS oo soo saartey eedeyn ka dhan ah Dowladda Imaaraadka Carabta

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.