Dhageyso:-Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo dhaceysa

0
314

Maanta waxaa Magalada dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa Maanta gaartay oo lagu soo dhaweeyey Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan ee doorashayooynka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) Ujeedka safarkeeda ee Dhuusamareeb ayaa waxa ay ku sheegtay doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacbaka Soomaaliya kaas oo deegaan doorashadiisu ay tahay Galmudug. Xaliimo Yarey oo Warbaahinta la hadashay […]




SOURCE: Dhageyso:-Doorashada Kursi ka banaan Golaha Shacabka oo dhaceysa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.