Dhageyso:-Dowlad Goboleedyada oo cadeeyay Mowqifkooda Shirka London

0
149

Maalinta berito  ah ayaa la filayaa in Magalada London ee dalka Ingiriiska lagu qabto Shir ay Wasaaradda Batroolka Soomaaliya sheegtay in lagu soo bandhigayo sahminta lagu sameeyay Shidaalka Soomaaliya,hayeeshee shirkaasi uu muran badan dhaliyay. Siyaasiyiin iyo qaar ka mid ah Xisbiyada dalka ka jira ayaa kasoo horjeestay shirkaas,halka kuwo kale ay taageereen,waxaana shirkaasi ka qeybgalaya […]




SOURCE: Dhageyso:-Dowlad Goboleedyada oo cadeeyay Mowqifkooda Shirka London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.