Dhageyso:-Dowlada Qatar oo taageero Cusub u balan qaaday Soomaaliya

0
77

Dowladda Qatar ayaa ka mid ah dowladaha Taageera Soomaaliya,waxaana dhawaan dalkaasi safar ku tegay wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Xasan Cali Maxamed (amar-dambe),isaga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan dalkaas. Shalay gelinkii dambe ayuu dib ugu soo laabtay Magalada Muqdisho,waxaana uu sheegay in dowladda Qatar ay dowladda Federaalka Soomaaliya balan qaad Cusub u sameysay kaas oo […]




SOURCE: Dhageyso:-Dowlada Qatar oo taageero Cusub u balan qaaday Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.