Dhageyso:-Dowladda oo la wareegtay Qalabkii yaallay Xafiiskii Maamulka Hawada Somalia ee Nairobi+Sawirro

0
113

Magalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad safaraada Soomaaliya ee dalkaas ku leedahay Qalabkii u dambeeyay ee laga maamuli jiray hawada Soomaaliya. Munaasabada ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada Maxamed Cabdullaahi Salaad(Oomaar),siihaya safaraada Soomaaliya ee dalka Kenya Cali Maxamed Sheekh(Bagadi) iyo saraakiil ka tirsan laanta duulista iyo Hawada […]




SOURCE: Dhageyso:-Dowladda oo la wareegtay Qalabkii yaallay Xafiiskii Maamulka Hawada Somalia ee Nairobi+Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.