Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo Guulo ka sheegatay howlgal ka dhacay Sh/Dhexe

0
468

Taliska xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxa ay faah faahin ka bixiyeen howlgallo Maalmihii la soo dhaafay ka dhacayay deegaano hoostaga degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha qeybta 27aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Maxamuud Macalin Koronto ayaa sheegay in howlgalladaas ay ahaayeen mid looga saaarayay Al-Shabaab,isla markaana ay Afar jiho […]




SOURCE: Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo Guulo ka sheegatay howlgal ka dhacay Sh/Dhexe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.