Dhageyso:-Duqa Muqdisho”Qofkii soo wareejin waaya Darjiinooyinka Awood ayaan u adeegsan doonaa”

0
94

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa markale waxa uu ka hadlay sida laga yeelayo darjiinooyinka uu horay Maamulka gobolka Banaadir amarada uga soo saaray in lagu soo wareejiyo balse aan dhaqan gelin. Eng,Yariisow ayaa sheegay in waqtigii Maamulka gobolka Banaadir uu horay ugu qabtay Ganacsatada inay ku soo wareejiyaan darjiinooyinka uu dhamaaday,isa markaana tallaabo […]




SOURCE: Dhageyso:-Duqa Muqdisho”Qofkii soo wareejin waaya Darjiinooyinka Awood ayaan u adeegsan doonaa”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.