Dhageyso:-Duqa Muqdisho”Xildhibaano ayaa doonaya in la siidaayo dadkii dilay Axmed dowlo mana yeeleyno”

0
465

Guddoomiayah Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu booqday Qoyska Marxuum Axmed Dowlo ee dhawaan la dilay lana gubay. Guddoomiyaha ayaa sheegay in dadkii ka dambeeyey dilkaas Gacanta lagu haayo,isla markaana ay jiraan xildhibaan iyo Siyaasiyiin doonaya in la siidaayo. “Waxaa jira Xildhibaano doonaya in Xabsiga ay ka […]




SOURCE: Dhageyso:-Duqa Muqdisho”Xildhibaano ayaa doonaya in la siidaayo dadkii dilay Axmed dowlo mana yeeleyno”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.