Dhageyso:- Eng Yariisow oo markii ugu horeysay ka hadlay Maqaamka Muqdisho

0
46

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa markii ugu horeysay waxa uu ka hadlay arrinta maqaamka Magalada Muqdisho oo dad badan mudo isweeydiinayeen. Eng Yariisow oo la hadlayay Shacabka ku nool degmada Yaaqshiid oo uu ka qabsoomay Shirkii Todobaadalaha ee Maamulka ayaa sheegay in Sanadkaan uu yahay kii la […]




SOURCE: Dhageyso:- Eng Yariisow oo markii ugu horeysay ka hadlay Maqaamka Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.