Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Qaabkii Loo Daayay Qalbi Dhagax

0
74

Ehlada C/kariin Qalbi Dhagax oo dowladda Itoobiya u xirnaa ku dhowaad Sanad ayaa la xaqiijiyey in lasii daayey, kadib cafis ay u fidisay dowladda dalkaasi.
Suldaan Fowsi oo ka mid ah ehlada Qalbi Dhagax ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News, wuxuu ku sheegay in hadda Qalbi Dhagax Xor yahay.
Waxa uu sheegay Suldaanka cafinta Qalbi Dhagax ay timid isbedallada ka dhacay dalka Itoobiya, maadaama horey loo daayey xubno badan oo ONLF ka tirsanaa.
Sidoo kale, Suldaanka ayaa sheegay in farxad ay tahay in C/kariin uu helo xorriyaddiisa xilli dad badan ay quus ka joogeen xaaladdiisa caafimaad.
Halkaan hoose ka dhageyso:


Goobjoog News




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso: Faah Faahin Ku Saabsan Qaabkii Loo Daayay Qalbi Dhagax

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.