Dhageyso:-Gaadiid badan oo ku xayiran degmada Balcad ee Sh/Dhexe:-Sawirro

0
421

Wararka naga soo gaaraya degmada balcad ee shabelada dhexe ayaa waxa ay sheegayan in halkaas uu ka dhacay banaanbax looga so horjeedo Canshuurta laga qaado gaadiidleyda ka howlgala Gobolka Shabeellaha dehxe oo la kordhiyey. Darawaliinta Gaadiidleyda ayaa Maanta waxa ay  sameeyeen banaanbax ay ugu soo horjeedaan Canshuurta ay ku soo kordhiyeen Maamulka degmada balcad iyo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Gaadiid badan oo ku xayiran degmada Balcad ee Sh/Dhexe:-Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.