Dhageyso:-Gaas oo ka hadlay doorashadii looga guuleystay baaqna u diray Ciidamada Puntland

0
63

Madaxweynihii hore dowlad Goboleedka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas oo shir Jaraa’id ku qabtay Magalada Garoowe ayaa ka hadlay doorashadaii shalay looga guuleystay,isaga oo farriin u dirtay Shacabka Puntland. Marka hore waxa uu u hambalyeeyay Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Cusub ee Puntland loo doortay,isaga oo sheegay in six or iyo xalaal ah ay ku […]




SOURCE: Dhageyso:-Gaas oo ka hadlay doorashadii looga guuleystay baaqna u diray Ciidamada Puntland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.