Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Cadaan oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Magalada muqisho,ayaa waxa uu ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin dhinacyada Siyaasada,Amniga dhaqaalaha iyo dib u heshiisiinta dalka. Isaga oo Wareysi siinayey Radio Dalsan ayuu sheegay in munaasabada Caawa loo dabaal degayo ee ku beegan Sanadguuradii 58aad ee Midowgii iyo […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo ka hadlay Xuska 1-luulyo kuna baaqay in la joojiyo dagaalka Tukaraq