Dhageyso: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ka Cabanaya Amni Darro

0
32

Ganacsatada suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in amniga suuqaasi uu sii xumanayo.
Waxa ay sheegeen in aanay shaqeysan karin gelinka dambe, maadaama dadka kala hoyaadayaan, ragga wax dhacana ay xilliyadaasi ka faa’ideystaan.
Xaaji Cismaan oo ka mid ah ganacsatada suuqa Bakaaraha ayaa u sheegay Goobjoog News, in buracaddan ay qaadanayaan lacagaha iyo taleefannada gacanta.
Waxa u tilmaamay in dowladda federaalka looga fadhiyo sidii ay wax uga qaban lahayd burcaddan.
Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News




SOURCE: Dhageyso: Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Oo Ka Cabanaya Amni Darro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.