Dhageyso:- Garsooreyaal uu xilka ka qaaday Madaxweyne Farmaajo oo War soo saarey

0
429

Wareegto shalay uu soo saarey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xilka uga qaaday 5 ka mid ah Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee dalka,waxana xilka qaadistaas ka soo horjeestay mid ka mid ah garsoorayaasha ahna Guddoomiye ku xigeenka Maxkamada Sare. Garsoorayaasha ayaa xilka laga qaaay waxyar ka hor markii  Wareysi ay siiyeen Dalsan Tv […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:- Garsooreyaal uu xilka ka qaaday Madaxweyne Farmaajo oo War soo saarey

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.