Dhageyso:-Golaha Isbedel-doonka Jubbooyinka oo wada qorshooyin ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland

0
92

Wadamo ka mid ah Qaarada Yurub iyo Ameeriko ayaa waxaa ka socda wadatashi ay wadaan Golaha isbdel-doonka Jubbooyinka,kuwaas oo doonaya in ay isbedel dhanka hoggaanka ah lagu sameeyo Maamulka Jubbaland ee uu hoggaamiyo Axmed Madoobe. Xubin ka mid ah Golahaas oo lagu Magacaabo Cabdirisaaq Xuseen Maxamed Shiino,oo Caawa Wareysi siiyey Radio Dalsan ayaa waxa uu […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Golaha Isbedel-doonka Jubbooyinka oo wada qorshooyin ka dhan ah Madaxweynaha Jubbaland

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.