Munaasabad maanta Muqdisho lagu qabtay ayaa waxaa lagu wareejiyay qeybtii ugu horeysay ee Howlaha dib u-eegista Dastuurka,munaasabada ayaa waxaa ka qeyb galay guddiga la socodka Dastuurka ee labada aqal ee Baarlaamaanka,Gudoomiyaha Aqalka sare iyo wasiirka Dastuurka Howlaha Geedi socodka dib u-eegista Dastuurka ayaa madashaa lagu soo bandhigay Gudoomiyaha Gudiga Dibu eegista Dastuurka Maxamed Daahir Afrax […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Guddiyada dib u eegista Dastuurka oo sheegay faragelin lagu haayo Shaqadooda