Dhageyso:-Guddiyada Kheyraadka labada Aqal oo ka horyimid Shirka London

0
85

7-da Bishaan Febaraayo oo ku beegan Maalinta berito ah ayaa la filayaa in Magalada London lag qabto shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Batroolka Xukuumadda Soomaaliya,kaas oo looga hadlayo arrimaha Kheyraadka sigaar ah Shidaalka Soomaaliya,hayeeshee shirkaas waxaa kasoo horjeestay Guddiyada Kheyraadka ee Baarlamaanka labada labada Aqal. Guddoomiyaha guddiga Bay’adda iyo Kheyraadka dabiiciga ah ee golaha […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddiyada Kheyraadka labada Aqal oo ka horyimid Shirka London

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.