Dhageyso:-Guddoomiyaha degmada Balcad oo shaaciyay waxa sababay dagaalkii ka dhacay degmadaas

0
507

Guddoomiyaha Maamulka degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe Qaasim Cali Nuur Furdug ayaa faah faahin ka bixiyay dagaal khasaaro geystay oo Maanta barqadii ka dhacay degmada Balcad. Guddoomiyaha oo wareysi siiyay Radio Dalsan ayaa waa uu sheegay in maleeshiyaad is abaabulay ay weerar ku qaadeen Koontorool Ciidamada Maamulka degmada Balcad gaar ahaan kuwa dowladda Hoose […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiyaha degmada Balcad oo shaaciyay waxa sababay dagaalkii ka dhacay degmadaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.