Dhageyso:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xildhibaan u diiday ka hadalka dilalkii…

0
410

Kulankii Maanta ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa waxaa hadalo ka jeediyey xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka Soomaaliya,iyada oo jandaha uu ahaa xeer hoosaadka golaha balse xildhibaan ka mid ah Baarlamaanka laga hor-istaagay inuu ka hadlo dilalkii ka dhacay Magalada muqdisho. Xildhibaan Maxamed Camar Dalxa oo goobjoog ka ahaa kulanka ayaa ku bilaabay hadalkiisa inuu ka […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xildhibaan u diiday ka hadalka dilalkii…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.