Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo ku dhawaaqay Isbedel lagu sameynayo Garsoorka dalka

0
45

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Garsoorka dalka hadda ka jira uu yahay mid ku Shaqeeya kii horey loo adeegsan jiray,isla markaana isbedel lagu sameynayo. Waxa uu sheegay in dowladda Dhexe iyo Maamul Goboleedyada dalka ka jira mid walba uu ku Shaqeeya Garsoor uu isaga sameysatay laakin dowladda Soomaaliya ay […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiyaha Maxkamada Sare oo ku dhawaaqay Isbedel lagu sameynayo Garsoorka dalka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.