Dhageyso:-Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyay

0
102

Guddoomiye ku xigeenkii  Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka ee xilka ka qaadista lagu sameeyay Sayid cali ayaa ka horyimid arrinkaasi. Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in 10-ka bishaan ay soo gaartay warqad ka soo baxday xubno ka tirsan Guddiga Madaxabanaan ee doorashooyinka Qaranka oo ku aadan inay xilka iyo xubinnimadii Guddiga uu […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiye ku xigeenkii Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.