Dhageyso:-Guddoomiye Mursal oo ka qeyb galaya furitaanka Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka K. Galbeed

0
86

Maanta oo Isniin ah ayaa lagu wadaa in Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay uu ka furmo kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed. Furitaanka kal-fadhiga ayaa ka qeyb galaya Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya kuwaas oo shalay gaaray Magalada Baydhabo. Wasiirka Beeraha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Maxamed […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiye Mursal oo ka qeyb galaya furitaanka Kal-fadhiga 5aad ee Baarlamaanka K. Galbeed

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.