Dhageyso:-Guddoomiye Shuute”Askarigii Dab ku Kaftama Dab ayaa lagula Kaftamaa waana la tooganaa”

0
72

Guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Xasan Cali nuur Shuute ayaa sheegay in marnaba aan la ogolaan doonin in hubka ay ciidamada ku wada kaftamaan. Waxa uu sheegay in hubka uusan geli Karin in lagu kaftamo ama qof lagu taago,waxaana uu Ciidamada ka dalbaday inay joojiyaan in qof qori ay ku […]




SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiye Shuute”Askarigii Dab ku Kaftama Dab ayaa lagula Kaftamaa waana la tooganaa”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.