Shir Jaraa’id oo uu Muqdisho Maanta ku qabtay guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ku baabi’iyey heshiisyo ay horay u wada galeen ganacsatada Muqdisho iyo maamuladii ka horreeyey kaas oo lagula wareegay Goobahaha Darjiinada iyo beeraha ee ku yaalla Muqdisho. Eng Yarisow ayaa sheegay in dhammaan heshiisyadaas ay yihiin kuwo aan waxba ka jirin,isla markaana […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Guddoomiye Yariisow oo baabi’iyey heshiisyo ay wada galeen ganacsato iyo Maamuladii ka horreeyey