Dhageyso:-Halkee safarkiisa xiga uu ku tegi doonaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya?

0
453

Maanta waxaa Muqdisho lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hor ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo tan iyo markii doorashadii Sanadii 2017 looga adkaaday dalka ka maqnaa. Soo dhaweyntiisa waxaa ka qeyb qaatay Guddi dowladda Soomaaliya u xil saartay soo dhweyntiisa,Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee […]




SOURCE: Dhageyso:-Halkee safarkiisa xiga uu ku tegi doonaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya?

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.