Dhageyso:-Hanti Dhowrka oo lagu eedeeyay in Dhalinyaro Ehelkiisa ah ka Shaqaaleeysiiyay Xafiiska

0
355

Kuxigeenka Guud 1aad ee Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka Cali Abuukar oo Wareysi siiyay Warbaahinta Dalsan ayaa waxa uu ku eedeeyay Hanti Dhowraha Qaranka Maxamed Maxamed Afgooye in Xafiiskiisa uu ka Shaqaaleysiiyay dhalinyarado ka mid ah Ehelkiisa. Waxa uu sheegay in uu hawlgab ka dhigay inta badan Shaqaalaha Xafiiska hanti dhawrka,taas oo uu sheegay inay […]




SOURCE: Dhageyso:-Hanti Dhowrka oo lagu eedeeyay in Dhalinyaro Ehelkiisa ah ka Shaqaaleeysiiyay Xafiiska

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.