Dhageyso:-Hay’adaha Amniga G/Hiiraan oo ka jawaabay Cabasho ka timid Wariyeyaasha Baladweyne

0
252

Shalay waxaa cabasho ballaaran ay kasoo yeertay qaar ka mid ah wariyeyaasha Magalada Baladweyne taas oo ku aadan in laga celiyay goob lagu xusayay 75 Sano-guuradii kasoo wareegtay Aas-aaska Ciidanka booliska Soomaaliyeed. Laamaha amniga Gobolka Hiiraan ayaa ka jawaabay cabashadaas,iyaga oo sheegay in aan waxba ka jirin warka kasoo yeeray qaar ka mid ah Wariyeyaasha […]




SOURCE: Dhageyso:-Hay’adaha Amniga G/Hiiraan oo ka jawaabay Cabasho ka timid Wariyeyaasha Baladweyne

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.