Dhageyso:-Hay’adda Culimada oo Bayaan ka soo saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

0
358

Kadib kulamo isdaba-joog ah oo ay Magalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa waxa ay ka soo saareen bayaan ku saabsan khilaafka dowladda iyo Dowlad goboleedyada. Kulamabadooda kidib Bayaan ay ay soo saareen oo ka koobnaa dhowr qodob ayaa waxaa Warbaahinta u Akhriyay Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culimada Soomaaliyed. 1:  Dhammaan […]




SOURCE: Dhageyso:-Hay’adda Culimada oo Bayaan ka soo saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.