Dhageyso:-Hay’adda Culumada Somaliyed oo ka digtay in la Siyaasadeeyo gudashada waajibaadka xajka

0
263

Xilli maalmahaan uu taagnaa khilaaf ka dhashay arrimaha acmaasha Xajka,ayaa waxaa arrintasi ka digay in la siyaasadeeyo Hay’adda Culimada Soomaaliyeed. Guddoomiye ku xigeenka Hayaddaas Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo la hadlay Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay jecel yihiin in aan siyaasad iyo qabiil midna an lagu saleyn maadaama ay tahay arrin Diino ah. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Dhageyso:-Hay’adda Culumada Somaliyed oo ka digtay in la Siyaasadeeyo gudashada waajibaadka xajka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.