Dhageyso:-Heshiiska hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay ku gaareen Garowe ma dhaqan geli doonaa?(Falanqeyn)

0
91

Tan iyo markii Magalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ay ka dhacday Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha Puntland waxa ay fursad u noqoray inay wada hadlaan hoggaamiyeyaasha Soomaalida ee aragtida ku kala duwanaa. Kulamo Siyaasadeed ayay Magalada Garoowe ku yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada,waxaana sidoo kale jira shir dib u heshiisiineed o loo balamay […]




SOURCE: Dhageyso:-Heshiiska hoggaamiyeyaasha Soomaalida ay ku gaareen Garowe ma dhaqan geli doonaa?(Falanqeyn)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.