Dhageyso: Jubbaland Oo Wadda Xallinta Tabashada Shacabka Gedo

0
357

Maamulka Jubbaland ayaa wada dedaal uu ku doonayo inuu ku xalliyo tabashada ay qabaan shacabka ku dhaqan deegaannada gobolka Gedo.
Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo.
Xildhibaan Shire Cabdi Maxamed oo ka mid ah mudanayaasha baarlamaanka Jubbaland oo u warammay Goobjoog ayaa sheegay in qeybaha kala duwan ee bulshada ay la kulmeen.
Wuxuu tilmaamay xildhibaanka in weli ay wadaan ka xog qaadashada shacabka Gedo, islamarkaana ay doonayaan iney qanciyaan cid walbo oo wax tabaneysa.
Halkaan hoose ka dhageyso:

Goobjoog News




SOURCE: Dhageyso: Jubbaland Oo Wadda Xallinta Tabashada Shacabka Gedo

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.